Qaamuusle LogoQaamuusle

muruq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

muruq1
Magac lab
Xanuun ka yimaada muruq gala ama ku roora meel aan meeshiisii ahayn (sida kan lafta garabka hoosteeda gala).
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh

muruq2
Magac labCilmiga-naflayd
Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
Wadarta Magacan

-qyo, m.dh