Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
muraadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid muraad u qumin.
2
Ducayn.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mur
Magac lab
2: muraad
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: muraaddee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: muraaddeyn
Magac faleed dheddig
5: muraaddo
Magac dheddig
6: muraadid
Magac faleed dheddig
7: muraadin
Magac faleed dheddig
8: muraadsad
Magac lab