mur
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mur1
Magac labKalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.
mur2
Magac dheddigWadiiqo yar.
mur3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa m.: orod cid kaga dheereyn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay