muraad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muraad1
Magac lab1
Dan; ujeeddo.
2
Allebari; sab.
Wadarta Magacan
-ddo/-dyo, m.dh
muraad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ddo/-dyo, m.dh
-day, -dday