Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xabaalo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xabaalo
1
Magac lab
1
Qubuuro.
2
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
xabaal
.
xabaalo
2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Wax dhulka ku aasasho.
Is-rogga falkan
-aashay, -aalatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xab
Magac lab
2: xab adag
Magac lab
3: xabaal
Magac lab
4: xabaalan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: xabaalaqode
Magac lab
6: xabaalaquf
Magac dheddig
7: xabaalasho
Magac faleed dheddig
8: xabaalbilaash
Magac dheddig