bensiin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bensiin1
Magac labla midka ah (ld):
baansiin
bensiin2
Magac labKiimikaHaydarokaarboon hoor ah oo midablaawe ah, ur gaar ahna leh. B.tu waa iskudhis sun ah; uumigeeduna wuxuu keena waxyeello haddii isdabajoog loo neef qaato. ld baansiin.