Qaamuusle LogoQaamuusle

kifaax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kifaax1
Magac lab
1
Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda loo dagaallamo; halgan.
2
Raaxo.
kifaax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Hawl qabashadeeda ama wax hanashadooda u dagaallamid.
2
Raaxaysasho.
Is-rogga falkan

-xay, -xday