Qaamuusle LogoQaamuusle

andaqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

andaqaad1
Magac lab
Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.
andaqaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax dammiinasho.
Is-rogga falkan

-day, -dday