anfariir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
anfariir1
Magac lab1
Dareen kulminaya yaab weyn iyo cabsi; argaggax.
2
la midka ah (ld):
anfariirid
anfariir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadYaab weyn iyo cabsi dareemid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay