anfac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
anfac1
Magac lab1
Waxtarka cuntadu jirka u leedahay; dheef; nafaqo.
2
Anfaco: cunto.
3
la midka ah (ld):
anficid
anfac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid faa'iido u yeelasho (wax).
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -fici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday; -fici