Qaamuusle LogoQaamuusle

dowr

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dowr1
Magac lab
1
Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof.
2
(riw.) ld dǫor. Kaalin.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

dowr2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
Is-rogga falkan

-rar/-rtay, m.l