aqalgal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aqalgal1
Magac labMarka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid.
aqalgal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLaba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
Is-rogga falkan
-alay, -ashay; -geli