Qaamuusle LogoQaamuusle

geedqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

geedqaad1
Magac lab
1
Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo.
2
G. ah: beer hal mar la geedqaaday.
3
la midka ah (ld):
geedqaadid
ld oodqaad¹
geedqaad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad².
Is-rogga falkan

-aaday, -aatay