Qaamuusle LogoQaamuusle

higaag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

higaag1
Magac lab
1
Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin.
2
Dibbiro, fuur.
higaag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Suun weel ku dhuujin.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay