Qaamuusle LogoQaamuusle

dhexgal

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhexgal1
Magac lab
Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.
dhexgal2
Magac labFiisikis
Dh. ileyska: firidhsanka ileys noqodka oo ay sababtay dusha xanafta leh ee uu ileysku abbaaray ama ku dhacay.
dhexgal3
Magac labFiisikis
Dh. milannada: habka walxaha kala duwani ay isugu qasmaan, ayna ugu wacantahay socodka saxarrada (sida atamyada, ayoonnada) ay ka koobanyihiin.
dhexgal4
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Laba dhinac oo is haya dhexdhexaadin.
2
Wax gudahiisa gelid.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay; -geli