Qaamuusle LogoQaamuusle

heer tamar electaroon

Magac labKiimika
Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta heerka ugu muhimsan ee tamarta, waxayna leedahay qiimaha 1, 2, 3 iwm (markastoo tirada badato, elegtoroonku wuu ka sii fogaadaa bu'da).
Wadarta Magacan

-nno, m.dh