dhadhan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhadhan1
Magac lab1
Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
2
Macaan. ld dhadhen¹, dhandhan¹, dhandhen¹, dhedhen¹.
dhadhan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
2
Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen², dhandhan², dhandhen², dhedhen².
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami