Qaamuusle LogoQaamuusle

iskudhis giraansan

Magac labKiimika
Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.
Wadarta Magacan

-syo ..., m.dh