Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tolweyne
Magac lab
1
Tol badan intiisa curaddada ah.
2
Qabiilka oo dhan.
3
Dad isku dan, diin, iyo mabda' ah; qaran.
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tol
Magac lab
2: tolan
Magac lab
3: tolay
Magac lab
4: tolayn
Magac faleed dheddig
5: tolayo
Magac dheddig
6: tolee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: tolid
Magac faleed dheddig
8: tolla'aan
Magac dheddig