Qaamuusle LogoQaamuusle

baarran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baarran1
Magac lab
1
Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef.
2
la midka ah (ld):
baarramid
Wadarta Magacan

-ammo/-anno, m.dh

baarran2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
La b.: cid hadal la yeelasho.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami