Qaamuusle LogoQaamuusle

xilbax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xilbax1
Magac lab
la midka ah (ld):
xilbixid
xilbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -bixi