xilafur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xilafur1
Magac lab1
Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq.
2
Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
xilafur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadXilo ku dhaarasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay