tolan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tolan1
Magac labLiilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
Wadarta Magacan
-anno, m.dh
tolan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la tolay ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-anno, m.dh
-lnaa, -lnayd