bardad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bardad1
Magac labCabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).
bardad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².
Is-rogga falkan
-day, -dday