Qaamuusle LogoQaamuusle

telefishen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

telefishen1
Magac lab
Raadiyaha la iska arko. ld telefisyoon.
telefishen2
Magac labTegnolooji
Hab isgaarsineed lagu gudbiyo wararka maqalka iyo muuqaalka. Qaybta ugu muhiimsan hab isgaarsiinta waa kamarada telifishanka oo wararka aragga u beddesha sinyaale danabeed, raacaya mareegta si loogu habeeyo hirarka baaha. telefishinka, Herarkaasi marka ay soo qaadhaan qaybta waxa uu telefishinku u beddelaa hummaag ka muuqda iskiriinka. ld telefisyoon.