Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
telef
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
telef
1
Magac lab khabar
T. ah: aan caaqibo dambe la-hayn.
telef
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax isticmaal gabay noqosho.
Is-rogga falkan
-lfay, -leftay; -lfi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tel
Magac lab
2: telefishen
Magac lab
3: telefisyoon
Magac lab
4: telefoon
Magac lab
5: telefooniiste
Magac lab
6: telekis
Magac lab
7: telfid
Magac faleed dheddig