Qaamuusle LogoQaamuusle

temmin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

temmin1
Magac lab
Qiime, sicir. ld tammin¹.
temmin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin.
2
Qof xurmayn. ld tammin².
Is-rogga falkan

-nay, -ntay