haan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haan1
Magac lab1
Galowda, rubadda.
2
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Wadarta Magacan
-nan, m.l
haan2
Magac dheddig1
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
2
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
Wadarta Magacan
-aamo, m.l