barbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
barbax1
Magac lab1
Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin.
2
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
3
la midka ah (ld):
barbixid
barbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
2
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi