Qaamuusle LogoQaamuusle

iskahorimaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

iskahorimaad1
Magac lab
1
Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo.
2
Isburin.
iskahorimaad2
Magac lab
Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.