toob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
toob1
Magac labNooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
toob2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
2
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
Is-rogga falkan
-bay, -btay