Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
toobad
Magac dheddig
U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Too
Magacuyaal tilmaame dheddig
2: too
Magacuyaal aan cayinnayn dheddig
3: toob
Magac lab
4: toobadkeen
Magac lab
5: toobadkeenid
Magac faleed dheddig
6: toobadla'aan
Magac dheddig
7: toobalcaaro
Magac dheddig
8: tooban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad