too
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
too1
Magacuyaal aan cayinnayn dheddigkuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid.
Tusaale
“Roob iyo barwaaqo toona ma arag”
Too2
Magacuyaal tilmaame dheddigMgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.