Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tii
Magacuyaal aan cayinnayn dheddig
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn.
Tusaale
“Waxaan arkay tii qortay buuggan?”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tiic
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: tiici
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: tiicid
Magac faleed dheddig
4: tiicin
Magac faleed dheddig
5: tiicis
Magac lab
6: tiico
Magac dheddig
7: tiif
Magac lab
8: tiifid
Magac faleed dheddig