tu
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tu1
Magacuyaal aan cayinnayn dheddigMagacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid.
Tusaale
“Tu wanaagsan baan ku toosay”
Wadarta Magacan
kuwo, w
tu'2
Magac dheddig1
Cudur xoolaha ku dhaca.
2
la midka ah (ld):
tuu