tub (Magac dheddig) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
tub
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
61 jeer ayaa la eegay
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 3 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
tub1
Magac dheddig
Dhabbe; waddo.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
tub2
Magac dheddig
Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.