Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tubaal
Magac lab
1
Wax badan oo meel wada tuban.
2
Dab aad u weyn.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tub
Magac dheddig
2: tub-qorraxeed
Magac lab
3: tubaako
Magac dheddig
4: tuban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
5: tubayn
Magac faleed dheddig
6: tubbasho
Magac faleed dheddig
7: tubbo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: tubee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad