Qaamuusle LogoQaamuusle

higaagan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

higaagan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
Is-rogga falkan

-gmay, -gantay; -gmi

higaagan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax higaag ku xiran ahaansho.
2
Wax fuursan ahaansho.
Is-rogga falkan

-gnaa, -gnayd