jimiimic
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jimiimic1
Magac lab1
Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso.
2
Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.
jimiimic2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Geel jimiimic samayn.
2
Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
Is-rogga falkan
-cay, -cday