Qaamuusle LogoQaamuusle

jimbac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jimbac1
Magac lab
1
(bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo laamo dhuudhuuban leh oo aan qodax lahayn oo caraf gaar ah leh.
2
la midka ah (ld):
jimbicid
jimbac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax dhinac u leexin.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -bici