Qaamuusle LogoQaamuusle

daalib

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daalib1
Magac lab
1
Qof wax doonaya.
2
Qof wax baranaya.
daalib2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax doonid ama raadin.
Is-rogga falkan

-bay, -btay