Qaamuusle LogoQaamuusle

daahir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daahir1
Magac lab
1
(dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
2
Sida muuqata ama muqaalka guud.
daahir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDiinta
Soo ifbixid; soo bixid.
Tusaale
Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho
Is-rogga falkan

-ray, -rtay