Qaamuusle LogoQaamuusle

jirnac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jirnac1
Magac lab
Dhul goof noqday.
jirnac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim- bibiish.
Is-rogga falkan

-cay, -cday