Qaamuusle LogoQaamuusle

daadduun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daadduun1
Magac lab
Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun¹.
daadduun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun².
Is-rogga falkan

-umay, -untay; -umi