Qaamuusle LogoQaamuusle

daaduf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daaduf1
Magac lab
Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹.
Wadarta Magacan

-fyo, m.dh

daaduf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf².
Is-rogga falkan

-fay, -ftay