biyabbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
biyabbax1
Magac labImaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.
biyabbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi