Qaamuusle LogoQaamuusle

biyabbaxo

Magac dheddig
1
Meesha ay biyaha webiga ka fatahay ku faafaan.
2
Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l