Qaamuusle LogoQaamuusle

faa'iido

Magac dheddig
1
Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo.
2
Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l