Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
faa'
Magac dheddig
Cilmiga-naflayd
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: faa'id
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: faa'idaddoon
Magac lab khabar
3: faa'idee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: faa'ideyn
Magac faleed dheddig
5: faa'ideysad
Magac lab
6: faa'ideysasho
Magac dheddig
7: faa'ideysi
Magac lab
8: faa'ideyso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad