Qaamuusle LogoQaamuusle

garruumo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garruumo1
Magac dheddig
Abaahi aan dhammaystirayn (geel).
garruumo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Wax qaar ka goosasho.
Is-rogga falkan

-uuntay, -uumatay